Saafan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc kalluun ka mid ah.
Saafan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay; fmi)Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.
Saafan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saafan ↴
saafnaan | joometeriga saafan | sargaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg