saayirid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg saayir². ld saayiraad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saayirid ↴
saayiraad [m.dh]
1. Macaamil wanaagsan, wax isdhaafsi leh oo cid dhexmara. 2. ld saayirid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg