Sabbaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.


Sabbaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabbaar

sabbaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg