Sadarraysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadarraysan ↴
sadarraysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg