Sahay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cunto loo qaato in lagu jidma-ro; jiscin.
Sahay
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday)Cunto jidmar ahaan cid u siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sahay ↴
saad | beridhaxmo | jiscin | korsaar | oroob | oroob | sahayasho | sahayid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg