sahmi
(m.l)

1. ld saami¹. 2. Habeen barkii.

sahmi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld sahami².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sahmi

saami [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari. 3. Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi¹

saamile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dad badan wax ka dhexeeya saami ku leh. ld sahmile.

sahami [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Sahan aadid. ld sahmi².

sahamin [m.f.dh]
eeg sahami. ld sahamis, sahmin, sahmis.

sahansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la sahmiyey ahaansho.

sahmile [m.l]
ld saamile.

sahmin [m.dh]
ld sahamin.

sahmis [m.l]
ld sahamin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg