Sakiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)

Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakiin

makiinad | sakiino | sikiin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg