Sal-kadhaban

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhibaato qof ku timaadda oo ku dhalisa welwel iyo walaac gayeysiisana inuu ka tago meeshii uu joogay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sal-kadhaban


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg