Salabee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

1. Cid hubayn. 2 Wax xaaqid. 3. Wax galayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salabee

salabayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg