Saloog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn. 3. ld saloogid.


Saloog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Xarig iwm isku soohid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saloog

saloogan | saloogid | saloogmid | saloognaan | saloognaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg