Sambanneeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax lahayn oo sanboorka iyo cudurro badan lagu daaweeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sambanneeye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg