Sanuun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nyo, m.dh)

1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo. 2. Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.

Sanuun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanuun

garcadde | kashiisho | sanuunad | sanuunadayn | sanuunadaysan | sanuunadaysnaan | sanuunadaysnaansho | sanuunadee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg