Saranseer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaato ka timid arrimo isdaba joog ah oo waxyeello leh.
Saranseer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhibaato weyn oo arrimo isbada joog ah ka dhalatay la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saranseer ↴
saranseerid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg