Saruuradow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Jeelka hilib cunidda loo qabo. 2. Cudur ay hilib ka raagiddu keento. 3. Roobsugow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saruuradow


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg