Saxarka Alfa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rada ..., m.dh)(kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu'weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxarka Alfa ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg