Shaabbadee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabbadee ↴
shaabbadayn | shaabbadaysan | shabbadee | shabbee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg