Shaabbah
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-hyo, m.dh)U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah¹.
Shaabbah
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday; -bihi)Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabbah ↴
shaabbihid | shabbah | shabbah |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

