Shaaraq
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:S. ah: Qalidda neef ishkin ah la qalo waqti abaar ah si hilibkiisa looga ganacsado.
Shaaraq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Neef ishkin ah, waqti abaar ah qalasho si hilibkiisa looga ganacsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaaraq ↴
shaaraqasho | shaaraqo | shaariqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg