Shaashsaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.
Shaashsaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaashsaar ↴
shaashsaaran | shaashsaarid | shaashsaaris | shaashsaarnaan | shaashsaarnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg