Shabaqle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabaqle


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg