Shabbaaxtan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid.


Shabbaaxtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabbaaxtan

shabbaaxtamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg