Shahiid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya. 2. (-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.


Shahiid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shahiid

shahiidid | shahiidnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg