Shalfo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nabar ku samaysma tagoogta geela afkeeda kore marka shafku xoqo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shalfo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg