Shar

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ro, m.l)

Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.


Sharma'arke*

Waa magac loo bixiyo ilmo lab ah oo loo rajeenayo in uusan shar arag.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shar

baabbi'i | faahfaahi | jaah | laal | laalan | maalin firfircoone | maamuusjab | maamuusjebi | naakirad | qaafo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg