Sharatan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Sharad la isu dhigto. 2. ld sharatamid. ld shiratan¹.

Sharatan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Sharad isu dhigasho. ld shiratan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharatan

sharatamid | shiratan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg