Shareeran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)1. Wax la qariyey noqosho. 2. Wax la awday noqosho.
Shareeran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Wax la qariyey ahaansho. 2. Wax la awday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shareeran ↴
indhashareeran | shareermid | shareernaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg