Shariikyeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

U sh.: Cibaadada Eebbe ruux kale la wadaajin. ld shariigyeel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shariikyeel

shariigyeelid | shariikyeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg