Shataarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shataarad

shataar | shitaarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg