Shiifow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cudur lo'da ku dhaca oo indhaha iyo afka biyo ka keenaan; cundugul.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiifow

dabakarruub |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg