Shirqoolan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay, -lmi)Wax shirqool galay noqosho.
Shirqoolan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Wax la shirqoolay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirqoolan ↴
shirqoolmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg