Shohor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shohor

heyr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg