Shulle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Fardaha canqawgooda hoose oo qoofalka lagu xiro. 2. Cagta dadka iyo dhudhunka meesha ay iska galaan; canqaw. ld shullo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shulle ↴
shullo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

