Siic

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhega-adeyg. 2. Dhib ku jirid; rafaadsanaan. 3. Yasid.


Siic

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Dhega-adeyg muujin. 2. Dhibkujir. 3. Yas.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siic

siicid | siicley | siiclow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg