Siimow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)Biyo meel ku jira oo inta ay dhulka hoostiisa xulaan meel kale ka soo dhashuuma.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siimow ↴
cadaadis-siimow | kollooydh-soocid | milan sare | milan-hoose | xuub-badh-habe |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

