Sikilo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

S. ah: Xabuubka badarta oo la finjilay.


Sikilo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-laday, -latay)

Badar iwm qashin ka saarasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sikilo

sikilasho | sikilaysan | sikilee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg