Sinjibiil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinjibiil


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg