Siyaasad waxbarasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do ..., m.l)

(siyaa.) Barashada habka ama qaabka ay dawlado ku waddo nidaamka waxbara-shada, iyo ujeeddoyinkiisa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaasad waxbarasho


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg