soofee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

Mindi iwm soofe ku afayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soofee

kasoofeen [m.l]
Caano dhay ah oo aan weli isbeddelin. kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.

soofayn [m.f.dh]
eeg soofee. ld soofays.

soofaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la soofeeyey ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg