Sufur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber. 2. Maar. 3. (-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.
Sufur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld suful (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sufur ↴
suful |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg