Sunnee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

1. Wax sunno ah samayn. 2. Cunto ama cabbid in yar ka dhadhamin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sunnee

sunnayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg