surad
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surad ↴
surad-rare [m.l]
Xarig dheer oo saan ka samaysan oo wax lagu raro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg