surmo
(m.dh)1. Qaab awrta qooqani u dagallamaan oo ah luqun isku marid iyo qaniinyo; daro. 2. (-ooyin, ml.) Dhiil yar oo caanaha lagu shubto. 3. ld surin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh surmo ↴
surin [m.l] (-nno, m.dh)
Marin ciriiriyon ama yer. ld surmo (3), surun.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg