Taabo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid. 2. Arrin iwm in yar ka sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taabo

taabasho | tabantaabo | itataabo | jitaabo | xiniintaabo | xiniinyataabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg