Taadhisaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.
Taadhisaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taadhisaar ↴
taadhisaarid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

