Taallatiriyaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.l)

Dhagxaan tiro badan oo sida buur yar u habaysan oo dadkii hore xabaasha madaxdooda ku dhisi jireen.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taallatiriyaad


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg