Taariikhdii hore
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (taar.) Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah. 2. Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah. 3. (taar.) Taarikhada xilliigii hore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taariikhdii hore ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg