Tababbar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.

Tababbar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof ama nafley tababar siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tababbar

daabad | gaagurre | tababbaran | tababbarid | tababbarnaan | tababbarnaansho | anaakici | aqoon-isweydaarsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg