Tabarruc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.
Tabarruc
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Ku t: cid wax ku deeqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabarruc ↴
tabarrucid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg