Tabco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hab laba qof oo legdamaya mid midka kale lugtiisa ku maro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabco

tabcee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg