Tabo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabo

tabasho | kaartabollaato | qartabo | tartabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg